Midowga Yurub oo ku qanacsan dadaalada dib u habeynta shaqaalaha Soomaaliya

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliye, Mudane Sadiiq Xirsi Wafaa ayaa ku sugan magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub,iyadoo halkaa uu kula kulmayo mas’uuliyiin ka tirsan ururka Midowga Yurub. Wasiir Sadiiq, ayaa ugu horreynba la kulmay madaxa Midowga Yurub ee Bariga-Afrika, Hans Stausbol. Kullanka waxaa si qoto dheer looga hadlay Shaqada, … Continue reading Midowga Yurub oo ku qanacsan dadaalada dib u habeynta shaqaalaha Soomaaliya